Sansene// Dareemayaasha
Somali
Foto: pics_kartub /Pixabay. Her finner du en Tekst og oppgaver om sansene på somali (pdf). Dulucda Casharka: ardeydu waxay halkan ka baranayaan: – Qaar kamida calaamadaha inagu xeeran – Dareemada aan leenahay. – Sida ay dareemayaasheenu u dareemaan calaamadaha dareen ee inagu xeeran.